Masuuliyiin Mareykan ah oo Muqdisho kula kulmay Madaxda Maamul goboleedyada Qaar (Sawirro)

Xarunta Safaarada Mareykanka Soomaaliya ee ku leedahay xarunta Xalane ayaa waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeyay Taliska Ciidamada Mareykanka  ee AFRICOM iyo Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Kulankan oo si gaar gaar ah u dhacay ayaa looga hadlayay dhinaca amniga gaar ahaan iskaashi xoog leh oo dhex mara Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika … Continue reading Masuuliyiin Mareykan ah oo Muqdisho kula kulmay Madaxda Maamul goboleedyada Qaar (Sawirro)